Asmaa Media

Asmaa Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Asmaa Media, 1505 Rice Street, Saint Paul, MN.

Waa bog faafiya qiyamka Diineed, dadka ku dhiirrigeliya أعمال الصالحات oo bulshada anfaci

It is a page that shares values of faith and promotes everything beneficial to society.

‎إنها صفحة تُعنى بالمجتمع، وتنشر قيم الإيمان، وتُطلق كل ما هو مفيد للمجتمع

05/30/2026

Dhibaatada Carruurta ee Taleefannada iyo TV-ga 📱📺

Carruurta oo si joogto ah loogu mashquuliyo taleefanno iyo TV-yo waxay saameyn ku yeelan kartaa korriinkooda, tarbiyadooda, iyo feejignaantooda. Carruurtu waxay u baahan yihiin waqti, kalgacal, iyo daryeel waalidnimo oo dhab ah.

🧕 Waalidow, carruurtaada sii jacayl, la hadal, la ciyaar, una ducee. Waxyaabahaas ayaa ka qiimo badan aalad kasta.



https

فكلّما قرأنا هذا الحديث الشّريف و صلّينا على النَّبِيِّ  صلّى الله عليه و سلّم، صلّى الله علينا بها عشراً كما ثبت في الح...
05/30/2026

فكلّما قرأنا هذا الحديث الشّريف و صلّينا على النَّبِيِّ صلّى الله عليه و سلّم، صلّى الله علينا بها عشراً كما ثبت في الحديث الصحيح.

صلّى الله على محمد صلّى الله عليه و سلّم

05/29/2026

Soomaalida Bulshadeedu Maxay Akhlaaqdeennii Isu Beddeshay?

Sideen u Barbaarinnaa Carruurteena Xilligan Isbeddelka Akhlaaqda iyo Dhaqanka?

🎙️ Dr. Faatima Xoosh

Waa mawduuc muhiim ah oo taabanaya qoyska, tarbiyada carruurta, iyo mustaqbalka bulshada. Aynu ka wada fikirno sidii loo ilaalin lahaa akhlaaqda wanaagsan loona kobcin lahaa jiil wanaagsan oo diin iyo dhaqan suuban ku barbaara.



:

05/28/2026

“Nin madax ah oo nin Sheekh ah waydiiyay Janno iyo Naar middee Lagayn doonaa ?”

𝗦𝗵aykh 𝗰𝘂𝗺𝗮𝗿 𝗳𝗮𝗮𝗿𝘂𝘂𝗾. رحمه الله

’aal

Ducadan ayay tahay in afkeena aan ku badino maanta oo kale waa ; “لا إله إلا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو...
05/26/2026

Ducadan ayay tahay in afkeena aan ku badino maanta oo kale waa ;
“لا إله إلا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل
شيء قدير”

05/26/2026

Camalka ugu weyn ee maalinta Carafo waa ducada. Waxa ugu habboonna waa in qofku camallada kala beddelo si aanu u daalin ama uga caajisin ducada; tusaale ahaan:
Toban daqiiqo ducayso,
dabadeed Qur’aan akhri,
haddana duco ku noqo,
markaas dikri samee,
haddana istiqfaar badi,
sidaasna maalintaada ku wada qaado.
Jadwal lagu taliyey maalinta Carafo
1. Akhriska Qur’aanka
Akhri ugu yaraan shan juz.
Ama ku celi Juzciga Camma ugu yaraan shan jeer haddii aanad Qur’aan badan xafidsanayn.
2. Istiqfaarka
Badi istiqfaarka.
Naftaada ugu yaraan ka dhig:
1000 jeer ama ka badan.
3. Salaadda Nabiga ﷺ
Badi inaad tiraahdo:
اللهم صل وسلم على نبينا محمد
Kana dhig:
1000 jeer ama ka badan.
4. Tahliilka
Badi inaad tiraahdo:
لا إله إلا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير
Kana dhig:
1000 jeer ama ka badan.
5. Dikriga waaweyn
Badi inaad tiraahdo:
سبحان الله، والحمد لله، ولا إله إلا الله، والله أكبر
Kana dhig:
1000 jeer ama ka badan.
Ducada ay tahay inaan la illoobin
U ducee waalidkaa.
U ducee carruurtaada haddii aad carruur leedahay.
U ducee macallimiintaada iyo cid kasta oo kheyr kuu samaysay.
U ducee walaalahaaga iyo walaalahaa Muslimiinta ah.
U ducee qaraabadaada dhammaantood.
U ducee Muslimiinta iyo Muslimadaha guud ahaan.
Faa’iido Muhiim ah
Ha ka dhigin himiladaadu tiro keliya, balse ku dadaal:
qalbi joog,
khushuuc,
iyo inaad Alle si run ah ugu baahato.
Ducada ugu wanaagsan waa tan ka soo baxda qalbi jaban oo Alle rajaynaya naxariistiisa iyo dambi-dhaafkiisa.
منقول



أعظمُ أعمال يوم عرفة: الإكثار من الدعاء، ولعل من أنفع الطرق أن تجعل وقتك متنوعًا حتى لا يصيبك الملل أو العجز، فتدعو عشر دقائق، ثم تقرأ من القرآن، ثم تعود للدعاء، ثم للذكر، ثم للاستغفار، وهكذا طوال يومك.
جدولٌ مقترح ليوم عرفة.

أولًا: القرآن الكريم
قراءة خمسة أجزاء على الأقل.
أو تكرار جزء عمَّ خمس مرات على الأقل لمن لا يحفظ كثيرًا من القرآن.

ثانيًا: الاستغفار
الإكثار من الاستغفار.
اجعل لنفسك وِردًا لا يقل عن:
1000 مرة على الأقل.

ثالثًا: الصلاة على النبي ﷺ
الإكثار من قول:
اللهم صلِّ وسلم على نبينا محمد.
وليكن ذلك:
أكثر من 1000 مرة.

رابعًا: التهليل
الإكثار من قول:
لا إله إلا الله وحده لا شريك له، له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير.
وليكن ذلك:
أكثر من 1000 مرة.

خامسًا: الأذكار العظيمة
الإكثار من قول:
سبحان الله، والحمد لله، ولا إله إلا الله، والله أكبر.
وليكن ذلك:
أكثر من 1000 مرة.

الدعوات التي لا ينبغي نسيانها
الدعاء للوالدين.
الدعاء للأولاد إن كان لك أولاد.
الدعاء للمعلمين ومن كان له فضل عليك.
الدعاء للإخوة والأخوات.
الدعاء للأقارب جميعًا.
الدعاء للمسلمين والمسلمات.

تنبيه مهم
لا تجعل همَّك عدَّ الأذكار فقط، بل احرص على حضور القلب، والخشوع، وصدق الافتقار إلى الله تعالى.
وأفضل الدعاء ما خرج من قلبٍ منكسرٍ صادقٍ راجٍ لرحمة الله تعالى.

05/25/2026

Maalinta Carafo waa beri oo ku beegan 26/5/2026, hana inaga dhaafin fadligeeda iyo ajarkeeda weyn. 🌙🤍

Muslimiinta caalamka ayaa istaagaya banka Carafo iyagoo gudanaya waajibaadka Xajka, waana maalin kheyr, duco, soon iyo dambi dhaaf badan leh.

🎙️ Shaykh Maxamuud Xaliike

05/25/2026
05/25/2026

Maalinta Carafo waa Salaasada (Talaadada), hana seegin fadligeeda iyo ajarkeeda weyn. 🌙🤍

Muslimiinta caalamka ayaa istaagaya banka Carafo iyagoo gudanaya waajibaadka Xajka, waana maalin kheyr, duco, iyo dambi dhaaf badan leh.

🎙️ Shaykh Maxamed Macalin Abshir

05/23/2026

Haddii aad gabar guursato, ula dhaqan sida aad jeclaan lahayd inay adigana kuula dhaqanto — wanaag, ixtiraam iyo naxariis. 🤍🫀

Address

1505 Rice Street
Saint Paul, MN
55117

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Asmaa Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share