03/11/2026
Degmada saylac Taniyo markii la Joojay Xafladii Diridhaba laga soo abaabulayay waxa muuqata in Degaan Gaara Cadaadis iyo Cagajuglayn ay Sarayaan Laama amaanka iyo Maamulka Degmada oo hal Reer ay isku wada hayaan.
Maayarka Degmada,Xoghaya Degmada , Taliyaha Degmada iyo Taliyaha Sirdoonka.
Basaabka ayaa isna u Muuqda mid la safan Degaan Gaara kaasi oo Xilli Xabsiyada Hargeysa laga soo sii Daayay dad laayay safar isaguna saylac ku Xidhxidhaya Dhalinyaro Degaan Gaara ah kiwaasi oo qaarkood lagu haysto Qoraal ay Barta facebooga ku qoreen.
Wariye Faysal Muuse