26/05/2026
Dhamaan maamulka iyo shaqaalaha Tusmo Public Notary waxaa ay munaasabada ciidul adxaa darteed hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhamaan muslimiinta iyo soomali weyn meel kasto oo ay joogto waxaan leenahay ciid wanaagsan ciid mubaarak, waxaan ciidan ciideeda rabi subxaana watacaala ka baryeeynaa in uu nagu wada gaarsiiyo nabad baahsan iyo dowlad caadil ah oo umadan si sinaan iyo wado toosan oo raali laga wada yahay u horseeda in uu allah no dhaliyo dulanka iyo iskooxeysiga jira in uu umaddan rabi subxaana watacalaa uu ka dulqaado ciid wanaagsan.
Ciid mubaarak
Wabilaahti toqfiiq
Xafiiska Nootaayaha Tusmo Muqdisho
Tusmo Public Notary