15/06/2024
.
Mac-hadka Diraasaadka Qaanuunku wuxuu Garyaqaanada Soomaaliyeed,Dhamaan Ummadda Soomaaliyeed iyo guud ahaan muslimiinta Caalamka ugu hambalyeynaynaa munaasabadda Ciidda Carafo (Ciidul Adxaa). Wuxuu Alle uga baryayaa Mac-hadku in sanadkaan sanadkiisa barwaaqo ,baraare ,bashbash iyo horumar inagu wada gaarsiiyo.
KUWADA CIIDA FARXAD & CAAFIMAAD.