Ilbir Media

Ilbir Media Halkaan waxaa Kala socondontaa
shekoyin
tarikho
Hidiyo dhaqanka
Quruxda Magaloyinka Dalka iyo wlm

Hambalyo iyo bogaadin gaar ah ayaan u direynaa Maslax Moalim Elmi oo loo dalacsiiyey darajada (G/le Dhexe), taas oo ka t...
20/05/2026

Hambalyo iyo bogaadin gaar ah ayaan u direynaa Maslax Moalim Elmi oo loo dalacsiiyey darajada (G/le Dhexe), taas oo ka tarjumeysa dadaalkiisa, geesinimadiisa iyo doorkii muuqday ee uu kasoo qaatay difaaca dalka iyo shacabka Soomaaliyeed.

Sarkaalkan waxaa si weyn loogu xasuustaa kaalintii geesinimada lahayd ee uu ka qaatay howlgaladii lagu jabiyey kooxda qawaarijta, gaar ahaan dagaalladii iyo howlgalladii ka dhacay degmada Xarardheere iyo deegaannada ku xeeran.

Waxa uu door muuqda ka qaatay xoreyntii degmada, isagoo hormuud u ahaa abaabulka ciidamada iyo dhiirrigelinta halgamadii lagu soo afjaray dhibaatooyinkii kooxdaasi ku hayeen shacabka deegaanka.

Maslax Moalim Elmi
waxaa lagu tilmaamaa sarkaal ku suntan adkeysi, geesinimo iyo u adeegid qaran, gaar ahaan doorkii uu ka qaatay dib usoo celinta amniga iyo xasilloonida degmada Xarardheere iyo deegaannada ku dhow.

Waxaan Alle SWT uga baryeynaa inuu ku asturo caafimaad, cimri dheer iyo guulo badan, kana dhigo sarkaal sii xoojiya nabadda, amniga iyo difaaca qaranka Soomaaliyeed.

Mar kale hambalyo mudane
Gaashaanle Dhexe Maslax Moalim Elmi πŸ‡ΈπŸ‡΄βœ¨

Dhusamreeb Caasimadda Dowlad goboledka  Galmudug  Isdiiwaangelinta Dadweynaha ayaa Si habsami leh uga Socota Magaaladda ...
23/07/2025

Dhusamreeb Caasimadda Dowlad goboledka Galmudug

Isdiiwaangelinta Dadweynaha ayaa Si habsami leh uga Socota Magaaladda Dhusamareb ee Casimadda Dowladda Galmudug

Dowladda hoose ayaa Waxaa Maanta
iska diiwaangelshay tiradii ugu badnayd ee dad ah tan iyo markii la bilabay is diwangalinta .

Hidaha diinteena iyo hibiyo quruxbaa udheeer hablaha somaliyeed .Xafladi calema sarka gudomiyaha Dhalinyarada Yabadhaale...
30/06/2025

Hidaha diinteena iyo hibiyo quruxbaa udheeer hablaha somaliyeed .

Xafladi calema sarka gudomiyaha Dhalinyarada Yabadhaale Cayr

Sawirada xafladii caleema sarka gudoomiyaha dhalinyarada Yabadhaale Cayr Mudane Abdikadir Abdirahman (Daadir Xarardheere...
29/06/2025

Sawirada xafladii caleema sarka gudoomiyaha dhalinyarada Yabadhaale Cayr Mudane Abdikadir Abdirahman (Daadir Xarardheere) iyo Gudoomiye Kuxigenkisa Mudane Cabdirixin Xirsi ( Eng Zaalim)

Shalay waxay badu qaaday 4-wiil oo isku School iyo xaafad ahaa Saka waxaa lasoo helay Mayd kooda 2 kamid ah wiilashanWal...
24/05/2025

Shalay waxay badu qaaday 4-wiil oo isku School iyo xaafad ahaa
Saka waxaa lasoo helay Mayd kooda 2 kamid ah wiilashan
Wali waxaa la baadi goobayaa 2 kamid ah oo uu ku jiro Sayd-Cumar Maxamed Cabdulle raq iyo ruux labadaba laguma haayo .

Usoo duceya in illhay soo fududeeyo

19/05/2025

Dhalinyarada ilbir oo ku damashadaya duleedka degmada
Yaaka aqoon satay adiga ?

Dhalinyarada Beesha    (Yabadhaale Cayr) oo shalay yeshay kulan isu imaatin ah oo looga hadlayey midnimada dhalinyarada ...
19/04/2025

Dhalinyarada Beesha (Yabadhaale Cayr) oo shalay yeshay kulan isu imaatin ah oo looga hadlayey midnimada dhalinyarada iyo iska warqabkooda .

iyo

20/03/2025

AS kadab koodi baa go'ay

Boqoradeena Hoodo Xayinimo waa boqorad Somaliyed Fakarkeda xorbay utahay ninkay rabtay tageeri karta say rabtana wa uhad...
18/03/2025

Boqoradeena Hoodo Xayinimo waa boqorad Somaliyed

Fakarkeda xorbay utahay ninkay rabtay tageeri karta say rabtana wa uhadli karta

Odayasha losoo dhibay aflagadaynta gabartaas yar oo ay dhali karaan waaku ceeb inay raga-nimo sheganayan

Gorgarada uga fuqa gabarta

Matalaad Xumada Beesha Yabadhaalo Cayr ee Galmudug iyo Luqaafada Xildhibaan Faysal Ahmed Gureey ee Duudsiinta Xuquuqda B...
16/03/2025

Matalaad Xumada Beesha Yabadhaalo Cayr ee Galmudug iyo Luqaafada Xildhibaan Faysal Ahmed Gureey ee Duudsiinta Xuquuqda Beesha.

Halkaan waxaan ku soo Gudbinaa qaybta koobaad Warbixin aan kaga hadli doono Kuraastii Beesha Yabadhaalo Cayr ee uu dhaafiyay Beesha.

Waxaana ka mid ah Kuraasta uu sababta u Noqday in Beesha ay dhaafaan.

1- Gudoomiyihii maxkamada gobolka Galgaduud ( Abukaate kadiye).

2-Agaasimiha hey,ada miina baarista galmudug(Carab Goladiid).

3- Wuxuu hor istaagay agaasime guud ee wasaarada degaanka in lasiiyo beesha .

4- Wuxuu geed gaban iyo mid dheer u fuulay sidii lotagan lahaa 3 wiil ee lagu Toogtay Dhuusamareeb, Waxaana Xusid mudan in uu ahaa Ninkii Shidaalka ku shubay Gaadiidkii lagu doonay Saxiixa Kiiska dhalinyarada.

5- Wuxuu ka shaqeeyay colaadii degaanka ilix ka dhacday uu sababteeda lahaa.

6- Wuxuu juhdi ku bixiyay Inuusan qodmin ceelka deegaanka madaraso oo cadeynteeda lakeeni karo.

7- Wuxuu hor istaaga qof walba oo maqaam sare ka raba dowlada nimada isagoo aan ogoleyn qof aan isaga ahayn inuu dowlada Galmudug ku matalo beesha Yabadhaalo Cayr.

8- Wuxuu bixiyay korsigii xoghayaha degmada guriceel ee beeshu lahayd.

9- Wuxuu dagaal dheer lagalay inuu shaqooyinkooda ka saaro dad daban oo kamid yihiin , garsoore shariif wehliye iyo agaasime kamaaludiin , balse Kuma guuleysan isku deygaas.

La socda Qaybta 2,aad dhowaan I.a.

Address

Mogadishu

Telephone

+252613844608

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ilbir Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ilbir Media:

Share