Talosan Law Firm and Legal Services

Talosan Law Firm and Legal Services Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Talosan Law Firm and Legal Services, Legal Service, Talosan Law Firm and Legal Services, Hargeysa.

Talosan Law Firm and Legal Services sets itself out as a leading law firm, providing reliable legal advisory and representation services to its clients across all areas of law.

Shirkada Adeega Sharciga EeTalosan Law Firm and Legal Services waxay macaamiisheeda iyo Guud ahaan umadda islaamkaba ay ...
26/05/2026

Shirkada Adeega Sharciga EeTalosan Law Firm and Legal Services waxay macaamiisheeda iyo Guud ahaan umadda islaamkaba ay leedahay Ciid Mubaarik Alle Ciidan Ciideeda Haynagu simo Bash Bash iyo Barwaaqo Aamiin Aamiin.

25/05/2026

Shirkada adeega sharciga Ee Talosan Law Firm and Legal Services Waxaa nagu soo bookhday Ganacsade Fahiim Craxmaan Axmed Al Ariiqi Kaas oo ka mid ah macaamiisha shirkada waxaanuu kawar bixiyay adeegan sharci ee ay shirkadu bixiso iyo siduu ugu kalsoon yahay.





fans

Happy 18 MayGudomiyaha Shirkada Adeega Sharciga Ee Talosan Law Firm and Legal Services Waxuu ugu bushaaraynayaa Guud aha...
17/05/2026

Happy 18 May

Gudomiyaha Shirkada Adeega Sharciga Ee Talosan Law Firm and Legal Services Waxuu ugu bushaaraynayaa Guud ahaan Shacbiwaynaha J.Somaliland, Sanad guurada 35aad Ee Ka soo Wareegatay La Soo Noqoshada Xoriyada Jamhuriyada Somaliland. Waxaanuu idin Leeyahay Happy 18 May, Alle sanadkan sanadkiisa haynagu simo somaliland oo lawada aqoonsan yahay kana mid ah dawladaha caalamka ee QM.

Mr. Mawliid Cadi Muuse "Maax"
Gudomiyaha Shirakada Talosan Law Firm.


  MubarikDhamaan Macaamiisha Kala Duwan Ee Shirkada Adeega Sharciga Ee Talosan Law Firm and Legal Services Habeenku hayd...
14/05/2026

Mubarik
Dhamaan Macaamiisha Kala Duwan Ee Shirkada Adeega Sharciga Ee Talosan Law Firm and Legal Services Habeenku haydiin wacnaado.




Gudoomiye Xirsi Xaaji Cali Xasan iyo Talosan Law Firm and Legal Services
10/05/2026

Gudoomiye Xirsi Xaaji Cali Xasan iyo Talosan Law Firm and Legal Services




06/05/2026

Garyqaan Xildhibaan, Mustafe Maxamed oo kamid ah mudanayaasha gollaha guurtida ahna gudomiyaha guddida shuruucda ee gollaha ayaa isaguna kalamdan ka jeediyay munaasibada Talosan Law Firm and Legal Services



06/05/2026

Garyqaan Xildhibaan, Mustafe Maxamed oo kamid ah mudanayaasha gollaha guurtida ahna gudomiyaha guddida shuruucda ee gollaha ayaa isaguna kalamdan ka jeediyay munaasibada shirkada Adeega sharciga ee Talosan Law Firm and Legal Services ay soo abaabushay.



04/05/2026

Gudomiyaha Maxkamada Rafcaanka Gobolka Maroodi-Jeex Haragaysa Dr. Cali Suudi Diiriye Kalmadii Uu Ka yidhi adeega Sharci Ee ay soo Bandhigtay Shirkadda Talosan Law Firm and Legal Services



04/05/2026

Daahfurka Adeega Caysmiska Shaqaalenimo ee Talosan Law Firm and Legal Services - Kalmadii Ku Xigeenka Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka ahna Madaxa Xafiiska Xeerilaalinta Gobolka Maroodi Jeex Craxmaan Iid Maxamed



04/05/2026

Address

Talosan Law Firm And Legal Services
Hargeysa

Opening Hours

Monday 07:00 - 16:00
Tuesday 07:00 - 16:00
Wednesday 07:00 - 16:30
Thursday 07:00 - 01:00
Saturday 07:00 - 16:00
Sunday 07:00 - 16:00

Telephone

+252634411351

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Talosan Law Firm and Legal Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Talosan Law Firm and Legal Services:

Share

Category