Caddaawe faarax gaagaale

Caddaawe faarax gaagaale waxaan halkaan idinkula wadaagi doonaa, arimaha sayniska, dhaqaalaha iyo caafimaadka

30/12/2025

Celebrating my 6th year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. 🙏🤗🎉

Sawirkaan sharaxaad ka bixi,haddii aad fahanto waxa loola jeedo
31/07/2022

Sawirkaan sharaxaad ka bixi,haddii aad fahanto waxa loola jeedo

Waxaa la baafinaaa caddaawe ciise fadlan hadaa aragto ama maqasho nala soo xiriir
30/07/2022

Waxaa la baafinaaa caddaawe ciise fadlan hadaa aragto ama maqasho nala soo xiriir

Inaad Ficil isku mid ah ku celceliso oo  natiijo kala duwan aad  ka sugto! Dalka waxaa ka jira abaaro aad u baaxad weyn ...
30/07/2022

Inaad Ficil isku mid ah ku celceliso oo natiijo kala duwan aad ka sugto!

Dalka waxaa ka jira abaaro aad u baaxad weyn waaana wax soo laa laabtay marar badan oo an eheyn wax hal mar dhacay.

sida looga gudbi Karo waxaa ugu horeysa in wax laga barto taarikhda abaaraha iyo baahida dadkeenu marar badan la kulmeen.

Madaxda dalka ayaa laga rabaa ineey keenaan aragti xal waara lagu gaari karo oo aysan ku celcelin hal wadiiqo oo marar badan horay loo soo tijaabiyay taasoo ah in beesha caalamka kaalmo la weydiistu isla markaana aan la qaadin talaab kale oo xal u noqon karta abaaraha iyo baahida.

Waxaan ku talineeynaa in dadka loo jeheeyo qaabkii ay isu maareey lahaayeen,sida in lagu dhiiri geliyo,Beeraha,kalluumeysiga iyo kheyraadka kale oo dalka laga heli karo.

Waxaa hubaal ah in dadku jeheeyn u baahanyihiin lkn aysa u baahneeyn in gacan hoorso xirfad looga dhigo.

Star mall,Dhusamareb ayaa laga daahfuray waxaa la soo tubay agab ay la ashqaraareen dadkii  ka soo qeyb galay xarig jark...
26/07/2022

Star mall,Dhusamareb ayaa laga daahfuray waxaa la soo tubay agab ay la ashqaraareen dadkii ka soo qeyb galay xarig jarka iyo dhamaan intii ka akdhoweed mall-kaan casrigaa.

16/07/2022

Heshiiska la galay.

Waxaa si deg deg ah loo kala sixiixday heshiis ka kooban qodobo dhowr ah balse nuxurka heshiisku waa in Qaadka Kenya ka baxa si deg deg ah loogu iib geeyo dalkeena Somaaliya,arrimaha kale oo dhan waa qur qurxin( make up).
Waxaa tusaale kuugu filan keenya baahi weyn ineeysa u qabin kalluun banaanka looga keeno oo ay heysato dhul badeed ku filan, weliba ay raadineyso Dal ay u iib geeyso kalluun,dhanka kale soomaaliya maba u diyaarsana cidii kalluunka dhoofi leheed iyo qaabkii loo dhoofi lahaa.

"ninkii rabaa ha i rartee anigu rootiyaaan rabaa" ayaa ii muuqata ineey socoto.

Send a message to learn more

Waxaan Hambalyo u dirayaa taliye macalin nuur xersi ( juxjux) oo aroosay.reeerka alle ha barakeeyo ayaan leeyahay inta h...
15/07/2022

Waxaan Hambalyo u dirayaa taliye macalin nuur xersi ( juxjux) oo aroosay.reeerka alle ha barakeeyo ayaan leeyahay inta hartay ducada asxbta ayaan u reebay.

Ciid wanaagsan.Ciidaan waxaan isla ciidnay oo masjidka isbaheeysiga aan maanta kuwada dukanay hal dooro ka imaaday Galmu...
09/07/2022

Ciid wanaagsan.
Ciidaan waxaan isla ciidnay oo masjidka isbaheeysiga aan maanta kuwada dukanay hal dooro ka imaaday Galmudug oo tareenka ineey raacaan u wada diyaarsan.

Subax wanaagsan inta aan isku xiliga nahay.Suaal:Dembiyada dadku galo sheeg seddaxda ugu waaweyn?
29/06/2022

Subax wanaagsan inta aan isku xiliga nahay.

Suaal:

Dembiyada dadku galo sheeg seddaxda ugu waaweyn?

27/06/2022

Ka faaiideyso jadwalkaaan

*🔖 جدول ختم القرآن الكريم في عشر ذي الحجة ( خير أيام الدنيا )*.

*اليوم الأول :* من سورة الفاتحة إلى نهاية سورة آل عمران.

*اليوم الثاني :* من سورة النساء إلى نهاية سورة المائدة.

*اليوم الثالث :* من سورة الأنعام إلى نهاية سورة التوبة.

*اليوم الرابع :* من سورة يونس إلى نهاية سورة الإسراء.

*اليوم الخامس :* من سورة الكهف إلى نهاية سورة النور.

*اليوم السادس :* من سورة الفرقان إلى نهاية سورة فاطر.

*اليوم السابع :* من سورة يس إلى نهاية سورة الحديد.

*اليوم الثامن :* من سورة المجادلة إلى سورة الناس.

*اليوم التاسع (يوم عرفة) :* يكون يوم للدعاء والتهليل .

*👈 احرصوا على تطبيقه فختم القرآن الكريم في هذهِ الأيام أفضل من ختمه في أي أيام أخرى .*

*🏷️ ساهم بالنشر فلربما أحد يختم القرآن الكريم بسببك ولك الأجر .*

Address

Dhuusamarreeb

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caddaawe faarax gaagaale posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Caddaawe faarax gaagaale:

Share

Category