Puntland Justice Watch Center- مركـــز بونت لاند لمراقبة العدالــــة

  • Home
  • Somalia
  • Bosaso
  • Puntland Justice Watch Center- مركـــز بونت لاند لمراقبة العدالــــة

Puntland  Justice Watch Center- مركـــز بونت لاند لمراقبة العدالــــة TOOSAN LAW FIRM is a professional legal organization providing high-quality legal services across Somalia.

The firm specializes in legal consultation, legal representation, contract and legal drafting, dispute resolution, and corporate legal services.

14/06/2016

جرائم العدوان

أثار تعريف جريمة العدوان جدلاً واسعاً في الفقه القانوني إلا أننا لن نتعرض إليه في دراستنا واضعين تعريفاً يقرب من وجهات نظر الشراح والفقهاء المختلفة على أن جريمة العدوان ما هي الا فعل عدائي يتمثل باستخدام القوة المسلحة تنفيذا لأمر صادر من الحاكم في الدولة أو قيادين بارزين فيها ضد دولة أخرى. وهذا التعريف يأخذنا إلى أركان الجريمة:

1- الركن المادي:

كما بينا في تعريف العدوان فهو يتمثل بأمر صادر من شخص مسئول حاكم أو قيادي على القيام بفعل عدائي ضد دولة أخرى أي أن الركن المادي يقوم على فعل عدائي وأمر صادر من شخص يتمتع بسلطة إصدار الأمر، فالفعل العدائي أو العدواني لا يكون الا باستعمال القوة المسلحة على هيئة الهجوم لا الدفاع ، لأن الدفاع يعتبر أمر مشروع يمنع الدولة من المسائلة "الدفاع الشرعي" أما الهجوم فهو عدوان ونشاط مؤثم ضد دولة أخرى.

2- الركن المعنوي:

تعد كحال باقي الجرائم الدولية عمدية وأن يتوفر فيها القصد الجنائي مع "العلم ـ الإرادة" علم الفاعل بتجريم الفعل وتوجه إرادته لارتكابه مع العلم ، وعليه فإن علم الجاني بعدم مشروعية العدوان وقيامه به يعرضه للمساءلة القانونية.

3- الركن الدولي:

ينبغي لقيام هذا الركن أن يتم العدوان باسم الدولة أو بناء على خطتها أو برضاها على وقوع فعل العدوان ضد دولة أخرى.

من خلال عرض الاركان السابقة يتضح أن قيام طيار عسكري بشن غارة جوية ضد دولة مجاورة دون صدور أمر لذلك أي من وليد إرادته لا يشكل جريمة عدوان لأن الفعل قدتم دون أمر صادر من مسئول حاكم أو قيادي، أي بمعنى أدق الفعل لم يتم باسم الدولة أو بناء على خطتها.

ومن المعاهدات والاتفاقيات الدولية التي سلطت الضوء على جريمة العدوان نذكر:

- مؤتمر نزع السلاح في لندن 1933م.

النظام الأساسي للمحكمة الجنائية الدولية 1998م

14/06/2016
QAREENIMADA waa lagu dhashaa.Lakiin GARSOORENIMADA waayaha ayaa laga bartaa
14/06/2016

QAREENIMADA waa lagu dhashaa.
Lakiin GARSOORENIMADA waayaha ayaa laga bartaa

18/06/2015

Umada islamka ah gaar ahaan kuwa somaliya waxaan ugu hambalyenaynaa bisha barakaysan ee RAMADAN waxaan alle ka baryaynaa inuu nagu daro kuwa laga xoreeyo naarta kuna guulaysta raxmada iyo janooyinka eebe SWC.

AMIIN AMIIN AMIIN

12/04/2015

Dhamaan sharci yaqaanada ku bahoobay page-kan waxaan ka codsanaynaa haday wax xog ah ka hayaan heshiisyada caalamiga ah" International Conventions" ee ay dawlada somaliya saxiixday iyo kuwa aysan wali saxiixin inaad nala wadaagtaan waxaan jecelnahy inaan wax ka ogaano.

mahadsanid

Admin : Sakariye Yusuf

12/02/2015

Baarlamaanka soomaaliya oo ansixiyay hindise sharciyeedka Dhismaha Gudiga doorashooyinka Qaranka

February.11.2015

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay
Hindise sharciyeedka Dhismaha
Gudiga Madaxa banaan ee
doorashooyinka Qaranka iyo qaraaro
ku saabsan Taageerida xawaaladaha
Soomaalida Mareykanka iyo ku
dhaqanka Qorista Af Soomaaliga iyo
keydinta soo jireenka Soomaaliyeed.
Xildhibaanada ayaa ayaa waxaa ay
Cod aqlabiyad ah ku ansixiyeeen
hindise sharciyeedaas oo uu ka mid
yahay Gudiga Madaxa banaan ee
doorashooyinka.
Gudiga doorashooyinkaasina waxaa
horyaala howlo adag maadaama
qorshuhu yahay in dalka doorasho ka
dhacdo marka la gaadho 2016 ka
marka uu dhamaado waqtiga
dowladda hadda jirta.
Dhanka kale, Mudanayaasha Golaha
shacabka Soomaaliyeed ayaa maanta
waxa ay soo gaba gabeeyeen
kalfadhiga 5-aad ee baarlamaanka
iyagoo galaya fasax 2 bilood ah.
Gudoonka baarlamaanka Somaaliya,
Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari
ayaa ka codsaday Xildhibaanada in
inta fasaxa ay ku jiraan ay booqdaan
gobolada iska markaana la soo
ogaado xaalada bulshada gobolada
iyo baahiyaha ay qabaan.

26/11/2014

Laga so bilaabi burburkii qaranka somalia ilaa manta oo aynu u taganahay bur-bur cusub waxaa ina so maray fursado aad u muhiimsan oo aan kor ugu so kici karno lakiin nasiib daro siyaada dalka iyo u arimintiisa waxaay gacanta u gashaa had iyo goor koox danaysato ah magacay rabaan ha sheegtaane mar magac islaam mar magac xisbi mar mid qabiil IWM , khilaafka waxa lagu magacabayo oo gacan ku samayska ah oo loga gol leyahay burburinta dalka dad badan ayaa ku il duufay...

Hiilo qaran
Hiilo sharci
Hiilo raisal wasaare C/wali

Address

Main Road
Bosaso
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Puntland Justice Watch Center- مركـــز بونت لاند لمراقبة العدالــــة posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share