26/05/2026
Ciid Mubaarak
Bahda Arlaadi Public Notary waxay dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta caalamka ugu hambalyeynayaan munaasabadda barakeysan ee Ciidda.
Allaha naga aqbalo acmaasha wanaagsan, hana inaga yeelo kuwa ku ciidaya nabad, caafimaad, iyo farxad.
Waxaan idiin rajeynaynaa:
Farxad iyo reyn-reyn
Midnimo iyo walaaltinimo
Barwaaqo iyo horumar
CIID MUBAARAK
Bahda Nootaayo Arlaadi