انا صومالي

انا صومالي Horumarka dadka soomaiyeed

10/09/2024

Puntland ruuxwalba xaq buu leeyahaya dani wuxuu wax kuyahay waa dadka isku tagay kala gurka puntland waa maangaab nimo talo hayskugu noqdo gobolkana yuusan halaag usoo hoyin!!!!!!

WAA SU,AAL DADKA IYO DALKA IYO DIIINTA YAA UMAQAN???????????
11/06/2024

WAA SU,AAL DADKA IYO DALKA IYO DIIINTA YAA UMAQAN???????????

dhulkan aad qabilka dadka kaga hortagan tihiin kaguura dad manaafacsanaya baa aduunka buuxa
17/03/2024

dhulkan aad qabilka dadka kaga hortagan tihiin kaguura dad manaafacsanaya baa aduunka buuxa

NINKAAN SHAATIGIISA LAMA QABSAN KARO Kim Jong Un cusub somaliaMadaxwayne hanbalyo Dr. Said Abdulahi Dani
08/01/2024

NINKAAN SHAATIGIISA LAMA QABSAN KARO
Kim Jong Un cusub somalia

Madaxwayne hanbalyo Dr. Said Abdulahi Dani

07/01/2024

Ciyaartii waxay kuso dhamaatay 3:0 qoladii durbaankii bay sii qaracanaysaa weli

23/12/2023

Noloshu ma ahan mid adag markaad ku xiran tahay Alle (sw)
Laakiin way adag tahay markaad ka tagto Daacaadka Alle, Sida Salaadaha, Soonka iyo Sakada.

21/12/2023

* Asc walal qadarkee ugu yar oo lacag ah ayey sako ku waajibta
* 85gram oo dahab ah markey goyso lacagtaa haysato waxa ku wa jibmay inaa zako kabixiso

*Xisaabinta lacagta sakada
Inta lacagta ee Zakada laga bixinayey ayaa lagu dhifan doonaa2.5% (ama 1/40) ama 0.025.
Tusaale ahaan haddii lacagta Zakada laga bixinayo ay tahay $5000; qaabka loo xisaabinayo Zakadii waa:
0.025 x $5000 = $125
Sidaas darteed $5000 waxaa laga bixinayaa $125 oo Zako ah.

25/03/2020
25/03/2020

Markale midno soomali

17/08/2019

Axmed madoobe iyo jubaland

Address

نادي
Salalah

Opening Hours

Monday 00:00 - 23:59
Tuesday 00:00 - 23:59
Wednesday 00:00 - 23:59
Thursday 00:00 - 23:59
Friday 00:00 - 23:59
Saturday 00:00 - 23:59
Sunday 00:00 - 23:59

Telephone

+96871575858

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when انا صومالي posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to انا صومالي:

Share