Mohamed asaam

Mohamed asaam this page I want to use various affairs in world I hope to succes with permission of Allah

Ra’iisul Wasaaraha dalka Hindiya Narendra Modi ayaa Maanta gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, iy...
16/12/2025

Ra’iisul Wasaaraha dalka Hindiya Narendra Modi ayaa Maanta gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, iyadoo halkaasi siweyn loogu soo dhaweeyay.

Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa Garoonka diyaaradaha uga hortagay oo kusoo dhaweeyay Ra’iisul Wasaare Narendra Modi.

“Hindiya iyo Itoobiya waxay wadaagaan xiriir ilbaxnimo oo qoto dheer. Waxaan rajeynayaa inaan la macaamilo hoggaanka Itoobiya si aan u sii xoojino iskaashiga aan la leenahay dhinacyo kala duwan” ayuu yiri RW Modi oo ka hadlay socdaalkiisa Addis Ababa.

23/05/2025

Markey kuwii dad kiixigey ku dulmiyaan waxaad soo xasuusanaysaa beesha caalamka😀😀😀😀.

12/05/2025

War deni dalka halaga qabto dadkii baaba'ye😂😂.

09/05/2025

Pakistan oo dhulka kujiidey technology-gii ree galbeedka ruushka iyo yahuuda, kadib markii ay soo daadisay qalabkii ay ku taageren 🇮🇳, by iman jaamac.

06/05/2025

Shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo furmay.

06/05/2025

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa si rasmi ah uga furmay Villa Somalia🇸🇴

06/05/2025

Madaxwaynaha dawladda SSCKH oo gaaray madaxtooyadda si uu halka uga qayb galo shirka madasha wadatashiga qaran.

06/05/2025

Madaxweyne Qoorqoor oo qaabilay Hoggaamiye Firdhiye.

06/05/2025

Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen oo muqdishu kadagay.

05/05/2025

CEELDAAHIR:- Maxamed Hooyo-Jacayl ayaa maanta qado sharaf ugu samayey beeraha Ceeldaahir, Saraakiishi dhowaan laga soo daayey hargeysa ee u halgamayey dawladnimada SSC-Khaatumo.

05/05/2025

Madaxweyne Cali Guudlaawe “Dagaalku joogsan maayo qoryahana lama dhigayo inta dhul Soomaaliyeed ay joogaan Khawaarijta.”

05/05/2025

Address

Nairobi West

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed asaam posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamed asaam:

Share

Category