Qorane Muxumed Cumer

Qorane Muxumed Cumer Ali Toobiya TV101

21/03/2026
Ciid mubaarak Dhammaan bulshada muslimiinta Idiin leh meel kasto aad joogtan
21/03/2026

Ciid mubaarak
Dhammaan bulshada muslimiinta
Idiin leh meel kasto aad joogtan

21/03/2026

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Reggie Blogs, Ibrahim Yusuf, Nuuraadiin Amhadiiyee

Kuso dhawow magalada cali itoobiya Mudane xildhibaan cabdimalig
15/03/2026

Kuso dhawow magalada cali itoobiya
Mudane xildhibaan cabdimalig

Waa xarunta degmada cusub ee cobasha dhawaan la siiyey degmo cusub ee cobasha gobalka fafan degaanka somalida Wa goobo k...
25/11/2025

Waa xarunta degmada cusub ee cobasha dhawaan la siiyey degmo cusub ee cobasha gobalka fafan degaanka somalida

Wa goobo ku haboon ayey kamitahy magalda cobasha in degmo laga dhigo

Masha allah Wa xarunta degmada cusub ee degmada cobasha dhawaan la magacabey degaanka soomalida gobalka fafan Wa goobo k...
25/11/2025

Masha allah
Wa xarunta degmada cusub ee degmada cobasha dhawaan la magacabey degaanka soomalida gobalka fafan

Wa goobo ku haboon in degmo lagadhigo

23/11/2025

Beeraha qabalaha cali itoobiya Ee Masnada yaan saaka aroorti aad loo warabinayey Waxan marag iyo markhhati kanahay Iney qabalaha cali itoobiya E beeraha masnada ku yaleen

Munasabada xusuka 20aad maalinka Qowymiyadaha dalak Ethiopia ee kadhacdey magalada shiniile
22/11/2025

Munasabada xusuka 20aad maalinka
Qowymiyadaha dalak Ethiopia ee kadhacdey magalada shiniile

22/11/2025

Maydkii wiilki ku dhacay Wabiga Shabeelle, waxaa la hellay maalintii saddexad. Dadka soo saarray ayaa sheegay inay geedo hayeen, oo uusan lahayn wax Nabaro ah(In yaxaas uusan cunnin).

Cidna wakhtigeeda ma dhaafayso. Hooyada wiilka dhashay waxay sheegtay in uusan xiliyadii h**e bixi jirin, balse maalintaas orod Qureecda ku cunnay. Wuxuuna lahaa: "Meel baan ka ballansanahay. Waan degdegsanahy. " iyo erayo kaloo muujinaya in saacadisu halkaas ku ekayd, sidda ay hooyadu waraysi ku sheegtay.

Ducaddii hooyadu dalbanaysay way u hagaagten, siba sibay dhaantaa e, maydkii ilmaheda way heshay.

Farjano media to wariye Yasin Cabdiqadir Ilaa to cali itoobiya bulshada daada kuu baahan
21/11/2025

Farjano media to wariye Yasin Cabdiqadir
Ilaa to cali itoobiya bulshada daada kuu baahan

Gaaljecel side waaye🇪🇪🇪🇪🇪🇪🇪🇪
10/11/2025

Gaaljecel side waaye🇪🇪🇪🇪🇪🇪🇪🇪

Address

London

Telephone

+251938751141

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qorane Muxumed Cumer posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Featured

Share

Category