Ustaad Abdul qadir All Ashcari

Ustaad Abdul qadir All Ashcari Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ustaad Abdul qadir All Ashcari, Legal, Dolo.

Waxaa baari taan qodadhèr loogu jiray hilida bilashada bisha shawaal meel walba ayadoo cid walba kubaaraysay qalabkeeda ...
08/04/2024

Waxaa baari taan qodadhèr loogu jiray hilida bilashada bisha shawaal meel walba ayadoo cid walba kubaaraysay qalabkeeda waxaa hada soo saaray warqiimo badan __ cilmi baaraha guud ee gobalka doollo aamiin c/ axmed kaar asagoona adeeg sanaya qalabkiisa casriga ah
Wuxuu cadeeyay baaris dheer oo ku qaadatay 6saac kadib inay tahay bari oo ah talaada inay tahay ciid mubaarak
Asagoo khilaafay warmurtiyeed kii sucuudiga
Kuna inuu qalabkiisu ka xawaara dheer yahay ka sucuudiga
Ciiid mubaarak عيد مبارك كل عام وانتم بخير

02/04/2024
01/04/2024

Waxaan bilaabi doonaa dhawaan soo gudbinta qur, aanka kariimka ah oo ay
aqrinayaan quraa soomaali ah ان شاءالله

Wiilka soomaaliga ah wuxuu ku fakari jiray waagii h**e yaan dagaalka lagaa badin dagnaana lagugu helin ----    Tolaw had...
30/03/2024

Wiilka soomaaliga ah wuxuu ku fakari jiray waagii h**e yaan dagaalka lagaa badin dagnaana lagugu helin ----
Tolaw hada maxay kufakaraan ?

30/03/2024

تعلم من لغة القرءان قبل ان تندم

30/03/2024

Waa kee dhurwaaga axaadistu sheegtay inay banaan tahay cuni diisu تعلم فليس المرء يولد عالما

انالله وانااليه راجعون كل نفس ذااقة الموت   Cawaa waa habaynkii 3aad markii laga tiriyo geeridii sheekh axmae khaloif sh...
28/03/2024

انالله وانااليه راجعون كل نفس ذااقة الموت
Cawaa waa habaynkii 3aad markii laga tiriyo geeridii sheekh axmae khaloif sheek maxad rabiic sheekhu dhariiqihii rabiiciyada
Wuxuu shaqadaan qabtay 2005 miilaadiga markuu geeri yooday abihii oo ahaa sheekhu dhariiqihii
Allah hau naxariisto 2sheekhba

27/03/2024

الابذكر الله تطمان القلوب

27/03/2024

Mawaad taqaanaa ninkan kuu muqda hadaad tahay ree doolo waxaa laga yaabaa inàd fiira horaadka kugarato
Aan kuu siicadeeyeebwaa shaacir caan ah mu arikhna ah faalkana loodaa
Hada wuxuu isbarbar dhig kusamay nayaa ina ilay iyo ina cagjar
Kkkkkkk

Address

Dolo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ustaad Abdul qadir All Ashcari posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category