Somaliland Shaandho site midea

Somaliland Shaandho site midea Kontaktinformationen, Karte und Wegbeschreibungen, Kontaktformulare, Öffnungszeiten, Dienstleistungen, Bewertungen, Fotos, Videos und Ankündigungen von Somaliland Shaandho site midea, Rechtliches, Kurt-Huber-Straße, Bremen.

Waxaan ilaalindoona xuquuq da shaqsi iyo dal leeyahay wxnn sheegi doona waxkasta oo runa iyadoo aanay jirin dan gaara iyo mid qabiil toona waxaanan u hadli doona kuwa jilicsan
Waad mahadsantiin sheekoyin iyo madadaalooyin iyo xayaysiisyo k**a maqna

My be same dream trou know in Africa Ninka ugu il dheerba dadka Ugu ayaan badan time is!Dhagaysta qudbadii ugu danbaysay...
14/08/2024

My be same dream trou know in Africa

Ninka ugu il dheerba dadka
Ugu ayaan badan time is!

Dhagaysta qudbadii ugu danbaysay
Ee madaxwaynaha africa

Aduunka iska daaye halkay
Africa ka joogto somalidu

Landers indhihiina la laliya somalida
Dib u dhaca badan ka muuqdo
Waxa la rabaa cadalad aduunka
Ka dhacda oo dhankasta waana
La qaybsanaya wxa socda waa

Lacag war ama aduun bisness war
Haka qadina xaqiina hana seexanina
Si aan wixiina loo qaadan isla qarniga dhalinyaro aduunka eega
Africa eega macquul maaha
Inay africa tareeno lahayn dhaqalena lahayn maxaa sababay landers dagalada somalida waa siyasad
La rabo wxa socda in la idinku dhaafiyo burkina taga ghana taga
Rasia taga meelkasta xidhiidho lasoo sameeya wakhtigana mudo badan
Sugayseen ha seexanina gushinu way joogta ka midha dhalinaya

Ibrahim waa madaxwaynaha africa
Ee ilashada qaarada madaw waa iftiinkeedi ilaa 1960 kii ilaa hada
Usoo baxee ilashada wakasso
Ifayee wxna fahma landers madax iyo mijo

Arinba Allaale

Kii hoyadood u cunay u dacwootay Bal kuwan uun md. Maxak**ada Ka daysaan horteeda inlay bari k**alin Is dawanayaane Aduu...
22/02/2024

Kii hoyadood u cunay u dacwootay

Bal kuwan uun md. Maxak**ada
Ka daysaan horteeda inlay bari k**alin
Is dawanayaane Aduun caqli qadaad wayn atmis dad qal khaakh dab dabid
Jinaw jaan

Hadana caruurta maxak**ada
Ka daaya garan waaye waar ninku
Isaga gabadha dilee u dila caruurtana
Kadaya maxak**ada aad kusii
Wadaan uun

Midna iga qora meeshan
Umado kale hala siiyo
Dadkana qadaad wayntana
Halaga xaadho waa iga talo

Hadii kale ilmayaroo kastoo
Maxak**ad la keena isaga
Markuu waynado gam idinka dhigi iyagoo kooxo ah dadkoodu lagu wada qashay muqdisho

Aduunaw caar yaale
Caqli buluug magic 🪄
Dunida wnka tirtiri dona isha allaahu
Arinba Allaale

Nin godobtisa yaqaan Black magic 🪄kastana Arka wasiiradana ku dar dulimaadyada Legentahay ayatul apdate faysal Arinba Al...
20/02/2024

Nin godobtisa yaqaan
Black magic 🪄kastana
Arka wasiiradana ku dar dulimaadyada

Legentahay ayatul apdate faysal

Arinba Allaale

Mararka qaar wxn. Dhihijiray Meelahan aad mar marayso jaanisyada yaala wxbarashadu Waa ka kowe wx. Iska baro Hadana mark...
20/02/2024

Mararka qaar wxn. Dhihijiray
Meelahan aad mar marayso
jaanisyada yaala wxbarashadu
Waa ka kowe wx. Iska baro

Hadana markaan arko qof
Wxbartay dawladna fii wxbarasho
ka bixisayna aanay jirin oo dadkuu
Cawinayay ee u shaqaynayay waliba
Wuxuu bartayna uga fa iidaynayay
Si fudud loo qasho hadana la is waydiiyo runtii waa mid subxanala

Oo wxba kasoo bixi bagaad
Wxbarashoba faraa uga qaaday

Slandse wy. Buxaan dad wxbartay
illaahay uunbana dhamayn kara
Ee bila aadam ma dhamayn karo

Noo wada faqasheey

Allayaa raxma raaximiin

Hadaan qarsoomayo Saxara kubra uma badheedheen Ee anigu riyo kuma jiro Waligayna siyaasad kuma Riyoon Lakiin mar idage a...
20/02/2024

Hadaan qarsoomayo
Saxara kubra uma badheedheen

Ee anigu riyo kuma jiro
Waligayna siyaasad kuma
Riyoon

Lakiin mar idage alle ha d**o
Labajeer i dagto se ana is dagay
Gudoomiyayaashii banadir filmkoodiba
Wuxuu dhaafi wayay sland hada umad
Dhan nolol iyo nabad iyo cunto ka sugaysa 33 sano wxba umay qaban ka dhintana mooyi uun la dhahaa

Wxkasta oo dhacaya iyadoo maldahan
Balse afsomli ku qoran halkan wnku baahiyay hada waxa inoo hadhay kaliya

Hada waxa inoo hadhay oo kaliya jaranjartii sadexaad ooah

Information war afka qalaad wxa
Lagu yidhaa bes wxkastoo kale
Waynu soo dhamaysanay
Wx beel calam layidhaa oo qadiyadeena faragalin ku yeelan karta iyo danaheenana yay jirin
Kaliya wxynu aamini karnaa sxbadeena
Aan is bad badalin ee ina samra
cidkastay yihiin

Hadiiba kicinta borama lagu
Guulaysto waa in beelaha
Dega sland %65 ee illaahay
Ka dhigay shir deg dega iskugu
Yimadaan oo is laab xadhasha
Beesha dhexe waxa loogu yeedhana
Difaacdo amniga iyo xuduudaha dan daleed iyo cidkastoo ku sugan amnigooda xata qudhaanjo iyagu ay kacanta ku qabtaan

Soo jeedin

Somalia ama maamulka banadir
Wxn. U sheegaya wakhtigan lagu jiro
Laftiisa xata mudo badan sugaynay
Saan saan xata wx. Sidan u eeg
Buluug magic kasta ood soo dhigtana
Waligayoba qayb k**anu noqon
Kamana noqon doono ee wxd. Doontaan sameeya ilma futo giije

Arinba Allaale riyada ka toosa
Oo runta ku dhawaaqa
midna aan idin xasuusiyo
ha ilaawin sidaad sland
Bad dad dhul ugu bahantihiin
33 sano dantiinina u ilawdo
Inay bilons kalena ugu bahan yihiin

Dunida Wn jiray adoo aftalyani
Ku hadlana afsomali ku hadlayay

Xasuuso heestii ahayd guusha
Yaa leh snm maxay ku..

2024 wxd . Dhagaysandoonta
Guusha yaaleh LNM maxy ku…

Wxn fahma is jiid jiidasho
Dhamaad keed lagu jira
Arinkastana illaahayba iska leh
Dunida horumartayna wxy. Ku qasban yihiin wxn. Rabo ee ingiriis aan ka qatay aduunko laba ah

Iga dhan

Marka caqligaaga la cayaayo Wxaaguna reer tuulo iyo arda fishal Gacanta u galaan caynkaas iska noqonaysaa Aduunaw caar y...
20/02/2024

Marka caqligaaga la cayaayo
Wxaaguna reer tuulo iyo arda fishal
Gacanta u galaan caynkaas iska noqonaysaa

Aduunaw caar yaale dad kun jeer
La khiyaamay lana dilay halmarna
Aan aarsan sland iga dheh
Ku dhawaad 60 sano dad gaara
Uun la qashaa iyana ma aarsadaan

1988
2023_24 wakhtiyadu isku eeke

Se suasha faqashtu
I waydiiso

Idinku ma aarsataan miyaa
Wxkasta la idinku sameeyo
Miyaad dhaaftaan uun reer sland suaal faqash
Watas

Becouse.
Siyad baray ogyihiin 88
Qaraxii hargeisay ogyihiin 2011
gawracii 25 aug. Bay ogyihiin
Dilka aqoon yahankan iyo kumanaan kalay ogyihiin cidna k**a aarsan
Ku dhawaad nus malyuun slander
Faqashtu aakhiro way u dirtay
1986 ilaa mnta wxna lagama waydiin

Hdd. U haysataan inaad bad
Badeen no
👎🏿

Sheekh mise sadaqoole Mise siyaasi mise qabali Mise somalia mise somalilander Jwbtu waa xagiina page Shaqsiisina way bil...
28/05/2023

Sheekh mise sadaqoole
Mise siyaasi mise qabali
Mise somalia mise somalilander

Jwbtu waa xagiina page
Shaqsiisina way bilaabmaysa
Fadlan nagasoo mid noqo
Wd. Mahadsantihiin

Dano shakhsi ah Balse dhinacyada is haya wxyaabo Badanba ka hoos baxay Hadii wxd. Kugu haystaa Adigii kaa muuqdo runtii ...
26/02/2023

Dano shakhsi ah

Balse dhinacyada is haya wxyaabo
Badanba ka hoos baxay

Hadii wxd. Kugu haystaa
Adigii kaa muuqdo runtii waa dhib

Muxaafidkana jilicsanba u shaqaysa
Iyo kuwii aan wxba la waydiin jirin oo
Waliba wada kursi jecel runtii gaajada
inay arkaanban mooda

Mucaaridkana wxa u shaqeeya
Inta badan kuwo aad moodo inay
Rajo dhigeen oo qoladooda hada ogadeen badina ku sugnayn
Meelaha xaalada dhabta ahi ka jiraan
Iyo horta macnaha xisbi waa mxy. Kursigase sidee ku gaadhaynaa
Aan is waydiinba

Wxa jira fa iidaeedu ay tan thy
Uun weeye

Dawladuna wxy fahmi wayday
Nabada shacabka ilashadee
Horta maxaa dhiman hebel kaad wx u dhiibtay siduu u shaqeeya
Xoriyaltul qawlka maxa keenay iyo in dad sitiisana iyo askartu isbaacsdan iyo ka hadlaba

Intaas iyo shicibkii oo is baacsanaya
Wxa samaysmay kooxo badan
Oo dano kale leh kadib na midea ayaa shacabkiina lagu kiciyay

Wxs mnta dhacay oo dhan hadii
Aanay astaamo kale soo dhex gali
Lahayn mucaaridku mnta guulbu
Joogi lahaa muusena wuu is casili lahaa xisbiyada mucaridkuna
Jaanisyo badana way dayaceen
Qarna walagu helo

Xata dorashadii isku sidkanayd ee ay
Ogoladeen

Waa sababaha barlamankii
Xataa jilicsan iyo abwaano
U yimaadeen

Marka sida u fahma wxa jira iyo wxa baydhay

Suaashuse wxy. Tahay

Shicibaw goor maad dantiina
Fahmaysaan ?

XAqiiqoyinka fooxa halkan
Kala soncda

Gargaarkii ugu horreeyey ee Adduunka ka yimi ayaa maanta gaadhey dalka Suuriya oo ay h**e u saarnayd cuna qabtayn Caalam...
09/02/2023

Gargaarkii ugu horreeyey ee Adduunka ka yimi ayaa maanta gaadhey dalka Suuriya oo ay h**e u saarnayd cuna qabtayn Caalamiya.

Waxaana barqadii maanta xadka Suuriya iyo Turkiga ka gudbay 6 baabuur oo sida gargaar kala duwan kuwaas oo ka socda Qaramada Midoobay.

Hawada Turkiga ayaa saddexdii maalmood ee la soo dhaafay mashquula la ahayd diyaarado sida gargaar kala duwan balse ta Suuriya ayaa haawanaysay maaddama oo aan la ogolayn in dalkaas wax laga dejiyo.

Suuriya ayaa ah waddan ay isu raaceen colaado iyo masiibooyin dabiiciya balse aan helin wax kaalmo ah oo uga iman jirtay dalalka Dunida

09/02/2023

Waxan kubaaqayaa in caawimo lagaadhsiiyo
Bulshada lagu dul dagaalamaayo.
Waxaan ku baaqayaa in lasoodhaweeyo oo ladeegaameyo dadka kaso qaxaya dagaalka dushoda ka curtay.

Shaki k**a qabo inu dagalkani dhamaan doono,
Shakina k**a qabo inay heshiin doonan labada dhinac ee midwalba Dana siyaasadeed leeyahay.

Balse waxaan ka digayaa waxaan hada inoo wada muuqanin oo ah,
Oo ah kala fogaynta qalbiyaga umadaa walaalaha ah ee meel ay kukala tagaan jirin

Dhanwalba caadifadiina xakameeya ayaan leeyey.

الله ما بلغت
Waxgarad Bintu Abdeeq

07/02/2023

Waa ayo dadka la adeeg sadaa

Adresse

Kurt-Huber-Straße
Bremen
28329

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Somaliland Shaandho site midea erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen

Kategorie