Baxrudiin TV

Baxrudiin TV 𝐊usoo biir 𝐁𝐚𝐱𝐫𝐮𝐝𝐢𝐢𝐧 𝐓𝐕

halkaan waxaad uga bogo doontaa wacdi iyo waano & amdaaxda nabigeena scw

22/04/2026

"إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه

موتُ العالِم ثُلمةٌ في الإسلام لا يسدّها شيء"،

- إنَّ العيْن لتَدمع وإنَّ القَلب ليَحزن وإنَّا عَلى فراقك يا شَيخنا"الشيخ داؤود حرس عليه رحمة الله رحمة واسعة
لمحزُونُون ولا نُقول إلا ما يُرضي ربَّنا.. إنَّا لله وإنَّا إليهِ رَاجعُون.

- فُجعنا برحيل شيخنَا الشَّيخ الفقيه الجليل الشيخ داؤود" تغمَّده الله برحمتِه، رحَل ومَا زال في نفْسه شيءٌ كثير من العَطاء العِلمي الَّذي أرَاد نشرُه، وبرحِيله طُويت صَفحةٌ من صَفحَات العِلم.. وهكَذا يذْهب العِلم، وايم الله سيَدفنُ علمٌ كَثير.

- قال الحسنُ البصريُّ: "موتُ العالِمِ ثُلْمةٌ في الإسلامِ، لا يسدُّها شيءٌ ما طُرِدَ اللَّيلُ والنَّهارُ".

- مصيبة موت العلماء!

Waxaa geeriyooday caalim dunida muslimiinta ah u ahaa tiir weyn kana Mid ahaa laf dhabarta bulshada Soomaaliyeed, Waxuu ahaa astaanta nabada, xidig inoo ifayay oo aan in badan anfacsanay nuurkiisa, Waxuu ahaa hogaamiye ku suntan zaahid, Caabid, Caalim ah oo ay bulshada ka waraabeen Cilmiga, Waxuu door muhiim ah kulahaa dib u heshiisiinta ummadda , dowlad dhiska dadka iyo dalka Soomaaliyeed .

Sheikh Da’ud Xersi Raxmadiisa iyo Raali Ahaanshahiisa Allaha siiyo, waxaan ehelka, Culimada iyo Qaranka Soomaaliyeed uga tacsiyeenayaa geerida Sheekhul baledka Degmada Caabudwaaq sheekheena Sh Da’ud Xersi ku timid.

19/04/2026

Cilmigu waa barasho ee iska tijaabi maahan

Wixii dadkaan qaldeen qaybta comment noogu reeb mahadsanidiin

Baxrudiin TV

19/04/2026

Masha alah gabar wax baratay waa bulsho wax baratay

Xigasho salama TV

19/04/2026

Dadka kale maxaa qaladkooda igu saaree shiikh Ahmed nur. More...

18/04/2026

Hal xaas in aad guursato ayaa fiican
Shiikh saalax macalin

Siifaafi

18/04/2026

اللهم صل وسلم على نبينا محمد

Share sii dheh

17/04/2026

Dadkeena dhintay aan uducayno

Riyo cajiib ah

11/01/2026

اللهم صل وسلم على نبينا محمد

08/12/2025

القرآن الكريم

08/12/2025

Qur,aanku wuxu daawo uyahay faqiiirnimada iyo jirada qalbiga ah iyo waxkasta oo ku haysta

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baxrudiin TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Baxrudiin TV:

Share