14/06/2024
JUMCO MUBARAK.
Ducada malinta carafo;
Waa salaada subax laga bilaawo illaa maqribka.
Qaas ahaan duhurka illaa maqribka Xooga saar oo ku dadaal.
Dariirarka habka Ducada loo maro xooga saar, waayo waa sababta ducooyinkada lakaaga aqbali doono Insha'Allah
INTA AADAN DUCADA BILAABIN:
Waxaa 10 jeer dhaheysaa:
سبحان الله
Waxaa hadana 10 jeer dhaheysaa:
الحمد لله
ka bacdi waxa 10 jeer dhaheysaa:
الله اكبر
Wuxuu yiri nabiga ﷺ : waxaa ku tasbiixsata Allah10 jeer.
waxana ku xamdisaa 10 jeer.
waxana ku takbirsata 10 jeer.
kadib waxa weydisata waxa u bahantahay
Waxaa dhahdaa :
أللهم إني أسألك بأني أشهد أنك أنت الله لا إله إلا أنت الأحد الصمد الذي لم يلد ولم يولد ولم يكن له كفوا أحد
Markuu maqalay nabiga ﷺ nin dhahayo ducadan wax uu dhahay nabiga waxa uu Allah ku weydistay magacIisa kan ugu weyn magacas oo haduu wax ku weydisto la sinayo haduu ku duceystana laga aqbalyo ducadisa .
ka bacdi ku duceyso wax walbo oo aad dooneysid iyo wax walbo oo aad rajeeneysid.
isku day markaa dhameyso duco walbo inaa dhahdid
يا حي يا قيوم
Tusaale Allahayow ii danbi dhaaf
يا حي يا قيو
Waxaan rajaynaa inaad fahmtay.
Waxaan allaha wax ku weydiisataa magacyayadiis kuwa Ugu fiican
Yacnii waxa dhaheysaa :
يارحمن ارحمني، يا رزاق أرزقني ، يا عفو اعفو عني
ku waasi waxa ay ahaayeen qaar ka mid ah asbaabaha ducada lagu aqbalo
Fg: Xasuusi walaalahaaga kale iyo asxaab Taada