Tagsan Public Notary

Tagsan Public Notary Welcome to Tagsan public Notary office.

CIID WANAGSANโญ๏ธ๐ŸŒ™Dhamaan umadda Islaamka ah, gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed meel walba aad joogtiin. Rabbi hanaga dhigo...
19/03/2026

CIID WANAGSANโญ๏ธ๐ŸŒ™

Dhamaan umadda Islaamka ah, gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed meel walba aad joogtiin. Rabbi hanaga dhigo kuwii laga aqbalo acmaashii wanagsaneed, dambigoodana alle dhaafay. AAMIIN

12/03/2026
12/03/2026

Adeegyada uu bixiyo xafiiska nootaayada Tagsan Public Notary waxaa kamid ah see more...

Liiska Nootaayooyinka shaqeeya sanadka 2026. Una diiwaan-gashan Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS.
11/03/2026

Liiska Nootaayooyinka shaqeeya sanadka 2026. Una diiwaan-gashan Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS.

๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐ง ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐ซ๐š๐ค! ๐ŸŒ™ Soon qaad wanagsan dhamaan umadda islaamka ah, gaar ahaan bulshada soomaaliyeed. Allaha naga dhigo ku...
18/02/2026

๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐ง ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐ซ๐š๐ค! ๐ŸŒ™

Soon qaad wanagsan dhamaan umadda islaamka ah, gaar ahaan bulshada soomaaliyeed. Allaha naga dhigo kuwa ka faaโ€™iideysta bisha barakaysan ee ramadaan.



๐ŸŒ™

Hambalyo dhamaan saraakiisha sharci yaqaanada ah ee Nootaayooyinka Soomaaliya gaar ahaan Gobolka banaadir.
08/11/2025

Hambalyo dhamaan saraakiisha sharci yaqaanada ah ee Nootaayooyinka Soomaaliya gaar ahaan Gobolka banaadir.

UJEEDDO: HAMBALYO XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NOOTAAYOOYINKA ADUUNKA (7 NOVEMBER)

Maanta oo kale markii ay taariikhdu tahay 07 - Nov - 2025 waxaa aduunka laga xusaa maalinta Nootaayada Aduunka (NOTARY PUBLIC DAY)

Dalka Soomaaliya gaar ahaan Ururka Nootaayooyinka waxay u dabaal degaan Maanta oo kale oo ah maalin sharaf iyo qadarin mudan โ€” waana maalin lagu xuso doorka muhiimka ah ee nootaayadu ku leedahay ilaalinta caddaaladda, hufnaanta iyo kalsoonida bulshada. si loo helo Sareynta Sharciga & Cadaalad loo siman yahay.
Ururka Notaayooyinka Gobolka Banaadir waxay halkaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan Nootaayooyinka Ururada Nootaayooyinka Aduunka gaar ahaan Saraakiisha Sharci yaqaanada ee Nootaayooyinka Dalkeenna Soomaaliyeed, meel kasta oo ay joogaan, kuwaas oo Naftooda iyo Aqoontooda u huray ilaalinta xuquuqda dadka iyo hantidooda.
Sidoo kale Waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa Bahda Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo hormuud ka ah horumarinta nidaamka nootaayada iyo tayeynta adeegyada caddaaladda dalka.
Sidoo kale waxay ku dhiirrigelinaysaa dhammaan Nootaayooyinka Soomaaliyeed in ay sii xoojiyaan shaqadooda si daacadnimo, hufnaan, karti iyo masuuliyad ku dhisan.
Nootaayadu waa furaha kalsoonida, caddaaladuna waa iftiinka nolosha bulshada.โ€

Waxaa leenahay: Hambalyo iyo bogaadin Maalinta Nootaayada Aduunka, Guul iyo horumar ha idinla jirto dhammaan xirfadlayaasha Nootaayaha Dadweynaha.
Xafiiska Warfaafinta ee Ururka Nootaayooyinka.

Wabilaahi Altowfiiq

06/06/2025

Maamulka iyo howl-wadeeenada xafiiska Tagsan Public Notary waxa uu kuugu hambalyaynayaa adiga iyo qoyskaagaba ciidda barakeysan ee ciidul-Adxaa.

Waxa uuna kuu rajeynayaa sanado badan oo caafimaad iyo baraare leh. Farxad ku ciida dhamaantiin.

28/02/2025

Allaha Subxaana watacaalaa wuxuu leeyahay:-
Kuwa Alle iyo Rasuul-kiisa Muxamed (NNKH) rumeeyayoow hadii aad ku macaamishaan ama aad Deyn waqti go'an leh kala qaadataan
Qora si aad u ilaalisaan maalka uguna gaashaamataan isqabqabsiga.

Hana qoro qof aamin ah oo ku fiican wax qorista. Qofkii uu Alle baray qorista yuusan diidin arinkaas.!

Maanta oo kale sanad kasta waxaa aduunka laga xusaa maalinta caalamiga ah ee Nootaayooyinka Aduunka. iyadoo xusid mudan ...
07/11/2024

Maanta oo kale sanad kasta waxaa aduunka laga xusaa maalinta caalamiga ah ee Nootaayooyinka Aduunka. iyadoo xusid mudan tahay in sanadkaan uu yahay sanadkii 385:aad ee la xuso maalintaan weyn.

Waxaan halkaan tahniyad uga direynaa dhamaan bahda aan xirfad wadaaga nahay ee Aduunka gaar ahaan Soomaaliya.

Address

Waberi District, Taleh Injection, Somoil Flor1
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tagsan Public Notary posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category