Codka Geeska

Codka Geeska Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Codka Geeska, Legal, Codka Geeska, Hargeisa.

cadalad darada aadka ubaahsan ee ku dhacday beesha dagta bariga magalada hargeisa ee habaryoonis (isaxaaq carre) beesha ...
23/02/2026

cadalad darada aadka ubaahsan ee ku dhacday beesha dagta bariga magalada hargeisa ee habaryoonis (isaxaaq carre) beesha dagta bariga magalada hargeisa ayaa gabi ahaanba laga qadiyay saamigi ay xaqa ugu lahayeen gobolka maroodi jeex iyada oo gabi ahaanba aan lasiin hal kursi oo saamiga gobolka ka mid ah halka saddexdii reer ee kle dhamaantood samiyadoodi la siyay Halka iyaga la qadiyay

tani waxa ay cadaynaysaa sida xukumada somaliand aanay ulahyn kal xishooda ee kaliya ay uleedahay kal baqda

hadii lakala xishoon waayo waa lakala baqan doona 🌍✅☝️

Ugu yaraan 12 Askari oo ka tirsan ciidanka waddanka Jabbuuti ayaa geeriyooday kadib markii fadhiisan ay leeyihiin ay wee...
18/01/2026

Ugu yaraan 12 Askari oo ka tirsan ciidanka waddanka Jabbuuti ayaa geeriyooday kadib markii fadhiisan ay leeyihiin ay weerar ku soo qaaday jabhadda Canfarta ee mucaaradka ah.

Sidoo kale wararku waxa ay sheegayaan in Askar kale lagu dhaawacay weerarka oo ka dhacay deegaanka Garabtiisa.
Sidoo kale waxa lagu soo warramayaa in ay Askar kale oo nool ka afduubteen goobta oo ahayd xero ay degan yihiin Millateriga Jabbuuti.
tan ayaa la saadalinya in dhamaan ay keento in xukunka laga tuuro kaligii taliye ismacil cumar geele

Dabaaldeg lagu taageerayo Imaaraadka Carabta oo Hargeysa ka socda. kaas oo loogu baaqayo in uu aqoonsado Somaliland ✅
15/01/2026

Dabaaldeg lagu taageerayo Imaaraadka Carabta oo Hargeysa ka socda. kaas oo loogu baaqayo in uu aqoonsado Somaliland ✅

Somaliland ayaan socdaal u nahay gaar ahaan caasimadda midnimada ee Laascaanood. Mar kale ayay goboladaas midnimada dalk...
13/01/2026

Somaliland ayaan socdaal u nahay gaar ahaan caasimadda midnimada ee Laascaanood.

Mar kale ayay goboladaas midnimada dalka xajiyeen!

Soomaalinimada ayaa naga weyn, naga badan

Waxaa sidaadi yidhi wasiir fiqi oo ah wasiir gashaan dhiga somalia taas oo cadaynaysa in aanu aamin sanayn wax layidhaahdo waqooyi bari

08/01/2026
Madaxweyne Xasan Shiikh maxamuud" Waxa aan si kal & laab ah ugu mahadcelinayaa Dowladda Mareykanka si gaar ah Madaxweyne...
08/01/2026

Madaxweyne Xasan Shiikh maxamuud" Waxa aan si kal & laab ah ugu mahadcelinayaa Dowladda Mareykanka si gaar ah Madaxweyne Trump; garab-istaagga uu u muujiyey Soomaaliya, waxa aan leenahay beerka kaa ogsooni.

08/01/2026

Berri waxa imanaya Muqdisho Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dawladda Ilxaadka iyo sanam-caabudka ka dhexaysa, Muslimiinta dhulkoodii ku nool ee ay u talisana gumeysata, soonta iyo salaadda u diidda, khamriga iyo doofaarka ku khasabta, mararka qaarna xasuuqdaba, ee Shiinaha, oo caan ku ah dalalka taagta daran inta uu deyn badan luqunta u geliyo in uu hadhow ilohooda muhiimka u ah, sida dekedaha iyo madaarrada, xoog sharciyaysan kagala wareego!

Bal arka wadaad ka hadlaya!
Saxaafad duraysa!
Shacab diiddan oo gaal nijaas ah u arkaya!
Masuul dawladeed oo ammaan iyo “walaalo ayaynnu nahay” kala dul dhacaya mooyaane mid jidhdiidaya!
Iyo qof reer Soomaaliya ah oo si uun, sida ay doontaba ha ahaato’e, u diiddan!
Waxaba loo arkayaa Mahdi uu Ilaahay u soo diray si uu dhulkan ay iska sheeganayaan ugu gacan geliyo!

W/Q: Aadan Sahan

29/12/2025
culimada Somaliland qaybahooda kala duwan gaar ahaan culimada qaadiriyada iyo culimada ictisaamka ayaa soo dhaweeyay aqo...
29/12/2025

culimada Somaliland qaybahooda kala duwan gaar ahaan culimada qaadiriyada iyo culimada ictisaamka ayaa soo dhaweeyay aqoonsiga Somaliland ✅✅

Buurta Carafa oo loogu dabaaldegay aqoonsiga Jamhuuriyada Somaliland Muwadiniinta reer Somaliland ee Cumrada u joogay dh...
28/12/2025

Buurta Carafa oo loogu dabaaldegay aqoonsiga Jamhuuriyada Somaliland Muwadiniinta reer Somaliland ee Cumrada u joogay dhulka Barakaysan ayaa dabaaldegan sameeyay.

Iyagoo ku dabaaldegayay Calanka Somaliland.

Address

Codka Geeska
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Codka Geeska posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category