Kaalmo Legal Aid and Consultancy Service

Kaalmo Legal Aid and Consultancy Service Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kaalmo Legal Aid and Consultancy Service, Legal Service, Kaah Hotel Road, Gaalkacyo.

Kaalmo Legal Aid Consultancy and Training Center is a nonprofit organization providing accessible legal services and skills-development training to empower underprivileged and vulnerable communities.

Tababar ku saabsan xuquul aadanaha iyo ilaalinta Caruurta.Galdogob
06/06/2026

Tababar ku saabsan xuquul aadanaha iyo ilaalinta Caruurta.

Galdogob

Jimce Kariim dhamaan bulsho wahnta Soomaaliyeed.Fadlan aynu isku garab siino caawinta dadka dan yarta, kuwa Nugul iyo da...
05/06/2026

Jimce Kariim dhamaan bulsho wahnta Soomaaliyeed.

Fadlan aynu isku garab siino caawinta dadka dan yarta, kuwa Nugul iyo dadka barakacyaasha oo aan awoodin kharashaadka uga baxa maxkamadda haddii ay noqon lahayd qorista dacwadaha, ka jawaabista arjiga dacwadaha iyo kharashaadyada kale ee la xiriirta dacwadaha maxkamadda maadaa aysan awoodin.

Anaga ka Kaalmo Legal Aid ahaan waxaan diyaar ula nahay ka caawinta iyo ku garabsiinta dadkaas sare ku xusan in ay helaan xuquuqdooda ayaga oo u maraya Nidaamka Caddaaladda iyo Garsoorka si dhammaystiran.

Anagu waxaan nahay adeeg bixiyayaal kaliya diyaar ayaana kuugu nahay dhamaan degmoouinka Gobolka Mudug.

Hadaan wax kale u awoodin fadlan Sharegaree si uu u gaaro dad badan.

Fadlan aynu si wada jir u ilaalino xuquuda aasaasiga ah ee Caruurta kana hor tagno tacadiyada ku dhaca caruurta.Dastuurk...
05/06/2026

Fadlan aynu si wada jir u ilaalino xuquuda aasaasiga ah ee Caruurta kana hor tagno tacadiyada ku dhaca caruurta.

Dastuurka Dawladda Pintland waxa uu si cad uga hadalay xuquuqda Caruurta eeg qodobka 31aad ee dastuurka.

Mar kale iyo Degmad Galdogob ee Gobolka Mudug.Adeegeena Sharci wax uu si dhamaystiran u gaaray dhamaan Degmooyinka Gobol...
04/06/2026

Mar kale iyo Degmad Galdogob ee Gobolka Mudug.

Adeegeena Sharci wax uu si dhamaystiran u gaaray dhamaan Degmooyinka Gobolka Mudug.

Waxaana u taaganaay ilaalinta sharciga iyo u adeegista dadka dan yarta ah ee u baahan kaalmada sharci iyo u qareemidda dadka nugul sida haweenka iyo Caruurta iyo ilaalinta xuquuqul Insiinka sida ku cad daatuurka Dawladda Puntland iyo xeerarka kale ee Caalamiga ah.

Every citizen has equal rights under the Constitution. No individual is above the Constitution, and all people must be treated equally before the law regardless of their background, status, or beliefs.

13/05/2026

We are prepared to undertake public legal awareness initiatives, provide community-based legal services, and advocate on behalf of the community to ensure that individuals are informed of, and able to exercise, their lawful rights. We affirm our commitment to the promotion of justice, equality before the law, and access to legal information in accordance with applicable legal and human rights frameworks. Furthermore, we are dedicated to the protection of vulnerable groups and the empowerment of the community through legal education, advisory services, and rights-based advocacy.

HAMBALYO IYO BOGAADIN‎‎Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Anaga oo ah Bahda Xaduuntq Gargaarka Sharciga ee Kaalmo Ka...
11/05/2026

HAMBALYO IYO BOGAADIN

‎Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Anaga oo ah Bahda Xaduuntq Gargaarka Sharciga ee Kaalmo Kaalmo Legal Aid and Consultancy Service ee Degmada Gaalkacyo, Taliyaha cusub ee Xabsiga Dhexe ee Gobolka Mudug G/sare Hussein Shir-doon Kite.

‎Mudadii uu ahaa ku-simaha Taliyaha iyo Taliye ku-xigeenka Xabsiga Dhexe Gobolka Mudug waxa uu muujiyay karti, hufnaan, iyo hoggaan wanaagsan oo horseeday shaqooyin muuqda iyo ilaalinta nidaamka xarunta.

‎Waxaan Alle uga baryaynaa inuu xilkan cusub ku asturo, kana siiyo guul, iyo cadaalad uu ugu adeego bulshada iyo hay’adaha amniga waana ilaaliyaha sharciga Hambalyo mar kale.

Allow dadkeena u gargaar naga dhig kuwo dadkooda u danqada oo garab istaaga xilika aadka u daran
29/01/2026

Allow dadkeena u gargaar naga dhig kuwo dadkooda u danqada oo garab istaaga xilika aadka u daran

28/01/2026

Gaalkacyo 28/01/2025

Ugu horrayn Abaartu waa Misuubo Rabaani ah waxaan Alle uga rajaynaynaa Dadka Reer Puntland oo dhan Gaar ahaan deegaanada Gobolka Mudug in Alle ka faydo dhibaatada Abaartu keentay oo Alle Madar khayar qaba oo degdeg ah siiyo deegaanada abaartu saamaysay oo ay ka mid yihiin deegaanada Jariiban oo ay hadda ilaa afar qof oo ay caruur u badan yihiin u geeriyooday biyo la’aan

Haddaba Waxaan Dawladda Puntland, Maamulka Gobolka iyo dhamaan sama falayaasha reer Puntland iyo inta samaha jecel ugu baaqayaa in dadkaas walaalaheena oo biyo la’aanta u dhimanaya loo istaago lana gaarsiiyo gargaar degdeg oo biyo dhaamin ah si loo badbaadsho noloshooda waana waajib fardo cayn nagu ah inteena All wax siiyay.

Nabi Maxamed NNKH waxa uu yiri:

مَن نفَّس عن مؤمنٍ كربةً من كُرَب الدنيا، نفَّس الله عنه كربةً من كُرَب يوم القيامة، ومن يسَّر على معسرٍ، يسَّر الله عليه في الدنيا والآخرة، ومن ستر مسلمًا ستره الله في الدنيا والآخرة، واللهُ في عون العبد ما كان العبد في عون أخيه،

Marka walaalayaal aynu isku gargaarno sidoo kalana caawino walaalaheena u baahan garabkeena maanta.

Wabilaahi Tawfiiq

Xaruunta Gargaarka Sharciga, Talo siinta iyo Tababarada ee Kaalmo

Kaalmo Legal Aid, Consultancy and Training Center
Galaakcyo- Puntland Soomalia

Fadlan Sharegaree

Address

Kaah Hotel Road
Gaalkacyo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaalmo Legal Aid and Consultancy Service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category